Laascaanood(Bancadde):-Waxaa magaalada Laascaanood maalintii sadexaad ku xidhan sadex Oday oo uu ka mid yahay Oday Ismaaciil Mashaakil iyaga oo sida la sheegay u xidhan ilaa maanta Cali Sandule isaga oo Hargeysa Jooga amar ku bixiyey in la xidho Odayaashan.
Odayaashan ayaa waxaa laga qabqabtay iyaga oo ku sugan magaalada Laascaanood iyada oo aan ilaa iyo maantana la garanayn sababta loo xidhay odayaashan, iyada oo uu hadda ku sugan yihiin xabasiga magaalada Laascaanood .

Shide Ahmed